Qoorqoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb & arrin Muhiim ah oo laga sugayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Galmudug ee Dhuusamreeb kaddib safar shaqo oo uu muddo uga maqnaa. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Barlamaanka Maxamed Nuur Gacal, xubno ka tirsan labada gole, maamulka caasimadda iyo qeybaha … Continue reading Qoorqoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb & arrin Muhiim ah oo laga sugayo (Sawirro)